Ex-Madaxweyne Ku-xigeenkii Kenya oo fagaare ka sheegay hadal Soomaalida ka yaabiyey

Kalonzo Musyoka Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya ayaa sheegay hadal dad badan ka yaabiyey oo ah inuu kasoo jeedo mid ka mid ah qabiillada Soomaalida. Waxaa uu hadalkan ka jeediyey dibed-bax siyaasadeed oo uu uga qayb galay magaalada Habaas-weyne ee ismaamulka Wajeer. Hadal-hayn aad u ballaaran ayaa ka dhalatay hadalkiisa oo maalmihii lasoo dhaafay … Continue reading Ex-Madaxweyne Ku-xigeenkii Kenya oo fagaare ka sheegay hadal Soomaalida ka yaabiyey